Cawo-dhalad, waa buug aan ku kaydiyay qoraallo tix iyo tiraab isugu jira oo aan anigu allifay. Qormooyinkaasi oo isugu jira sheekooyin tix iyo tiraab isku dhafan ah iyo qoraallo waxsheeg iyo waayo-aragnimaba xambaarsan oo ka hadlaya laamaha kula duwan ee nolosha, gaar ahaan xaaladda nololeed ee Soom[...]